Caalamka:-Qaraxyo ka dhacay dalka Ciraaq+Khasaraha Ka Dhashay
Caalamka:-Qaraxyo ka dhacay dalka Ciraaq+Khasaraha Ka Dhashay
Qaraxyo is xig-xiga ayaa ka dhacay magaalada Kirkuk ee dalka Ciraaq.
Bayaan ay soo saareen militariga dalkaasi ayaa waxaa lagu sheegay in ugu yaraan uu ku dhintay hal qof kuna dhaawaceen 14 kalana ay ku dhaawacmeen.
Qaraxa ayaa ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaalla magaalada Kirkuk.
Qarax labaad oo ka dhacay goob ku dhaw meel qaxwada laga cabo waxaana ku dhaawacmay 1 qof.
Wariyayaasha goobtaasi ku sugan ayaa sheegaya in xiisada magaalada Kirkuk ay kacsanayd tan bishii May markaasi oo doorashadii la qabtay ay ku guulsteen xisbiga Kurdiyiinta.
Doorashadani ayaa waxaa saluugay qoomiyada Carabta ee halkaasi ku dhaqan.
Caalamka:-Qaraxyo ka dhacay dalka Ciraaq+Khasaraha Ka Dhashay
Caalamka:-Qaraxyo ka dhacay dalka Ciraaq+Khasaraha Ka Dhashay