War Deg Deg Ah Maamulka Putland Oo Todoba Askari Oo Ka Goostay Ku Xukumay Dil Toogasho Ah.

0
Saturday June 09, 2018 - 17:27:18 in by salman abdi
  • Visits: 435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Maamulka Putland Oo Todoba Askari Oo Ka Goostay Ku Xukumay Dil Toogasho Ah.

    War Deg Deg Ah Maamulka Putland Oo Todoba Askari Oo Ka Goostay Ku Xukumay Dil Toogasho Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Maamulka Putland Oo Todoba Askari Oo Ka Goostay Ku Xukumay Dil Toogasho Ah.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa todobo askari oo ka soo goostay isla markaana u soo galay ciidamada Somaliland waxa ay ku xukuntay dil toogasho ah.

Waxa ay sheegtay maxkamadu in ay ku gafeen sharciga u yaala Puntland isla markaana ay xukunkaasi ku go'aamiyeen in marka ay soo noqdaan ama la qabto ay dilkaasi ku fulin doonaan.

Magacyadda todobada ciidanka puntland ka tirsanaa ee dilka lagu xukumay ayaa kala ahaa

1: Jaamac Cabdi Nuur Maxamed

2: Cabdi rashiid Ismaaciil Geelle.

3: Maxamed Axmed Bootaan

4: Cabdi cumar Jaamac

5: Siciid Maxamed Axmed

6: Cabdi Dhuux Cali Xasan

7: Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ashkir