Hargeisa:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Haayadaha Ka Hawl Gala Somaliland+Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

0
Sunday June 10, 2018 - 15:44:05 in by salman abdi
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Haayadaha Ka Hawl Gala Somaliland+Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

    Hargeisa:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Haayadaha Ka Hawl Gala Somaliland+Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Haayadaha Ka Hawl Gala Somaliland+Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa saaka xafiiskiisa Shir kula qaatay haayadaha kala duwan ee DANIDA, DDG, DRC, SEFER WORLD UNSOM Iyo EUCAP.

Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and indoor

Hay'addahan uu saaka la kulmay Wasiirka Hawlaha guud ayaa ah kuwa wasaarada arrimaha gudaha kala shaqeeya dhinaca nabad galayadda.

Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

intii uu kulankaasi socday waxa diirada lagu saaray sidii ay hay'addahani masharaaciida ay dalka ka fuliyaan ay ugu ururi lahaayeen goboladda Bariga ee sool iyosanaag.

 

Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people

kulankan ayaa ku soo dhamaaay is af garad, waxaana sidoo kale lagu go'aamiyay in dadkii ku baro kacay abaarihii dalka soo maray iyagana xoolo loogu sameeyo.