Gudaha:-Qareen u ololeeya dadka Rohingya oo abaalmarin la gudoonsiiyay+Cida Gudoonsiisay.

0
Monday June 11, 2018 - 08:36:14 in by salman abdi
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Qareen u ololeeya dadka Rohingya oo abaalmarin la gudoonsiiyay+Cida Gudoonsiisay.

    Gudaha:-Qareen u ololeeya dadka Rohingya oo abaalmarin la gudoonsiiyay+Cida Gudoonsiisay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Qareen u ololeeya dadka Rohingya oo abaalmarin la gudoonsiiyay+Cida Gudoonsiisay.

Qareen u ololeeya arrimaha xuquuqda aadanaha ee dadka laga tirada badan yahay ee Rohingya ayaa la gudoonsiiyay abaalmarin lacageed.

Qareenkan oo lagu magacaabo Kyaw Hla Aung ayaa waxaa la gudoonsiiyay abaalmarin lacageed oo dhan 1.1 milyan oo doolar.

Kyaw Hla Aung oo isaga qudhiisa ka soo jeeda qoomiyada Rohingya ayaa ku guulaystay abaalmarinta loo yaqaano Aurora oo ah abaalmarin bina'aadanimo taasi oo lagu xasuusto dilkii baahsanaa ee ay cusmaaniyiinta u gaysteen dad Armenia u dhashay qarni ka hor.

Kyaw Hla Aung ayaa waxa uu xabsi ku jiray muddo 12 sano ah isaga oo u doodayay dadka muslimiinta Rohingiya.

Sanaddii aanu soo dhaafnay kumannaan ah muslimiinta Rohingya ayaa ka qaxay dalka Myanmar iyaga oo naftooda u baqaya.

Qaxa dadkani ayaa ka dambeeyay ka dib markii howlgal ay sameeyeen ciidamada Burme.