Washington:-Trump oo aqbalay in Meesha Laga Saaro Canshuur kordhinta ganacsiga

0
Monday June 11, 2018 - 08:36:14 in by salman abdi
  • Visits: 299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Washington:-Trump oo aqbalay in Meesha Laga Saaro Canshuur kordhinta ganacsiga

    Washington:-Trump oo aqbalay in Meesha Laga Saaro Canshuur kordhinta ganacsiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington:-Trump oo aqbalay in Meesha Laga Saaro Canshuur kordhinta ganacsiga

Madaxwenaha Mareykanaka Donald Trump ayaa sheegaya in uu aqbalay in meesha laga saaro canshuur kor dhinta ganacsiga kaas oo maalmahan aha qodob aad looga hadlo shirka G7 ee ka soconaya dalkaasi Canada.

Mr Trump ayaa sheegay in wadadahadalada dhexmaray isaga iyo madaxda kale ay ahaayeen kuwa wax wax ku ool ah, inkastoo jahwareer badan ka dhashay go;aankiisii uu canshuurta ugu soo rogay birta naxaasta ee loo soo dhoofiyo wadankiisa.

Xulafada Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay tallaabadaasi iyagoo ka cabsi qaba in uu dunida ka dhaco dagaal ganacsi.

Trump ayaa tagay inta uusan dhamaan shirka, sabatoo ah waxa uu isu diyaarinayaa kulanka taariikhiga ah ee isaga iyo madaxweynaha kuuriyada waqooyi.

Waxa uu u safrayaa Singapore si uu ula kulmo Kim Jong-un maalinta talaadada ah uuna isku dayo in Kim uu ka dhaadhiciyo in wadankiisa uu ka tanaasulo hubka nuclear-ka.