Jarmalka:-Orodyahan Reer Somaliland oo ku Guulaystay Tartan Lagu Qabtay Jarmalka.

0
Tuesday June 12, 2018 - 11:02:14 in by salman abdi
  • Visits: 363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jarmalka:-Orodyahan Reer Somaliland oo ku Guulaystay Tartan Lagu Qabtay Jarmalka.

    Jarmalka:-Orodyahan Reer Somaliland oo ku Guulaystay Tartan Lagu Qabtay Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jarmalka:-Orodyahan Reer Somaliland oo ku Guulaystay Tartan Lagu Qabtay Jarmalka.

Orodyahan Cabdiraxmaan Maxamed Faarax Xirsi oo reer Somaliland ah, ayaa kaalinta koowaad ku guulaystay tartanka heerka dhexe ee magaalooyinka dalka Jarmalka oo lagu qabtay ee magaalada Munich.

Tartankan oo ay ka soo qayb galeen boqolaal orordyahan oo ka kala socda Magaalooyinka iyo degmooyinka dalka Jarmalka, iyaga oo ku ordaya magaca magaalooyinkooda ayaa Cabdiraxmaan Maxamed Faarax waxa uu ku guulaystay oo kaalinta koowaad ee tartankaas taasi noqotay guul uu ka sameeyey xirfadiisa dhinaca orodka.

Orodyahana Cabdiraxmaan Maxamed Faarax Xirsi oo ka hadlayay guusha uu ka gaadhay tartan orodka ah oo uu ka qaybgalay markii u horreysay.

Orodyahan Cabdiraxmaan waxa uu sheegay in tartanka uu ku guulaystay ku dhiirigelinayo inuu horusocod ka sameeyo tartamada caalamiga ah. Waxa kaloo uu u mahadceliyey tababareyaashiisii iyo qabanqaabiyeyaashii tartankaas lagu qabtay Magaalada Munich.