Gudaha:-Wasiirka Maaliayada Somaliland Oo Albaabada U Laabay Kastamada Cashuuraha +Qaar Cusub O Hirgalinayo Iyo Deegano Cabasho Ka Mujiyay Kastamada Cusub.

0
Tuesday June 12, 2018 - 11:21:03 in by salman abdi
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Wasiirka Maaliayada Somaliland Oo Albaabada U Laabay Kastamada Cashuuraha +Qaar Cusub O Hirgalinayo Iyo Deegano Cabasho Ka Mujiyay Kastamada Cusub.

    Gudaha:-Wasiirka Maaliayada Somaliland Oo Albaabada U Laabay Kastamada Cashuuraha +Qaar Cusub O Hirgalinayo Iyo Deegano Cabasho Ka Mujiyay Kastamada Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Wasiirka Maaliayada Somaliland Oo Albaabada U Laabay Kastamada Cashuuraha +Qaar Cusub O Hirgalinayo Iyo Deegano Cabasho Ka Mujiyay Kastamada Cusub.

Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa bilaabay qorshe uu ku samaynayo Kastam Cusub oo la dhigayo tuulada Ina Guuxaa oo ka tirsan Degmadda Sallaxley.

Kastamkan cusub ayaa sida ay ilo xog ogaal ah Oo Warbaahinta uu Shegay In wasiirku u qoondeeyay in miisaaniyadda loogu darro aduun lacageed oo gaadhaya Lix boqol oo milyan (600,000,000) Somaliland shilling Ah.

Qorshaha Kastamkan cusub ee uu Wasiir Yuusuf bilaabay ayaa ku soo beegmaya xilli deegaanadda qaarkooda ay ka cabanayaan in talaabooyin uu ku sheegay in la xidhayo kastamo hore u shaqayn jiray.

Dhinaca kale ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in ay uu ku jiro khilaaf baahsanoo ka taagan wasaaradda Maaliyadda iyo shaqaalaha wasaaradaasi.