Eritrea:-Dibadbaxyo looga soo horjeedo Eritrea oo maalintii labaad socda Iyo Arimaha Laga Soo Hor Jeedo.

0
Wednesday June 13, 2018 - 09:48:22 in by salman abdi
  • Visits: 454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eritrea:-Dibadbaxyo looga soo horjeedo Eritrea oo maalintii labaad socda Iyo Arimaha Laga Soo Hor Jeedo.

    Eritrea:-Dibadbaxyo looga soo horjeedo Eritrea oo maalintii labaad socda Iyo Arimaha Laga Soo Hor Jeedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eritrea:-Dibadbaxyo looga soo horjeedo Eritrea oo maalintii labaad socda Iyo Arimaha Laga Soo Hor Jeedo.

Dibedbaxayaasha ayaa maalintii labaad isugu soo baxay waqooyiga Itoobiya si ay u muujiyaan in ay ka soo horejeedaan warbixintii ay dowaladda toddobaadkii hore ku dhawaaqday oo ahayd in dowladdu ay Eritrea ku wareejineyso dhulka la isku haysto ee ku yaallo xuddudda Eritrea.

Wararka ayaa sheegaya in dibadbayasha ay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ka dhan ah go'aanka dowladda.

Waxa ay sheegeen haddi go'ankaasi laga dhabaayo in uu noqon doono mid xushmad laan ka dhigayo kumanaankii qof ee ku dhintay dagaalkii Eritrea ee ku salaysnaa soohdinta ee dhacay 1998 ilaa 2000.

Xisbiyada siyaasadda ee waqooyiga Itoobiya ayaa sidoo kale ka soo horjeestay qorshahaan cusub.



Si kastaba ha ahaatee mudaaharaadyadan ayay u badantahay in ay wax yeeleeyso go'aankaasi.

Ra'isalwasaaraha cusub Abiy Ahmed ayaanan cayimin taariikhda la meel marinayo go,aankan balse waxa uu sheegay in ciidamada soohdinta ku sugan laga soo daabulayo si loo soo celiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.

Balse Eritrea weli kama aysan jawaabin go'aanka Itoobiya.