Xog Culus:-Maamulka Puntland Oo Amar Ka Dhan Ah Telefishanka Qaranka Somaliland Dul Dhigtay Shirkado Ka Hawl Garoowe.

0
Wednesday June 13, 2018 - 14:06:06 in by salman abdi
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog Culus:-Maamulka Puntland Oo Amar Ka Dhan Ah Telefishanka Qaranka Somaliland Dul Dhigtay Shirkado Ka Hawl Garoowe.

    Xog Culus:-Maamulka Puntland Oo Amar Ka Dhan Ah Telefishanka Qaranka Somaliland Dul Dhigtay Shirkado Ka Hawl Garoowe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog Culus:-Maamulka Puntland Oo Amar Ka Dhan Ah Telefishanka Qaranka Somaliland Dul Dhigtay Shirkado Ka Hawl Garoowe.

Warqad ay baahisay warbaahinta laga leeyahay Garoowe ayaa lagu sheegay in shirkadda Dsat ay sanduuqeeda kanaalada ka saarto Telefishanka Qaranka Somaliland.


Shirkadda Dsat waa shirkad bixisa adeega Rasiifariska ee Kanadala gudaha waxaana ay ka shaqaysaa gudaha maamulka Puntland taas macnaheedu waa in Telefishanka Qaranka Somaliland lagama daawan karo Boosaaso Iyo Garoowe gaar ahaan Adeega Dsat laakiin kuma jirto shirkadda Thaicom.

35348802_2116889901877299_7573656230669844480_n