Burco:-Ciidamada Policeka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Dhigau Qaar Kamida Ganacsatada Gobolka Yogdheer+Sababta

0
Sunday June 17, 2018 - 10:10:18 in by salman abdi
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco:-Ciidamada Policeka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Dhigau Qaar Kamida Ganacsatada Gobolka Yogdheer+Sababta

    Burco:-Ciidamada Policeka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Dhigau Qaar Kamida Ganacsatada Gobolka Yogdheer+Sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco:-Ciidamada Policeka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Dhigau Qaar Kamida Ganacsatada Gobolka Yogdheer+Sababta
Ciidamada Policeka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Dhigau Qaar Kamida Ganacsatada Gobolka Yogdheer+Sababta

Ciidamada Boliska Gobalka Togdheer Gaar Ahaa Kuwa Ka Hawl Gala Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco Ayaa Xabsiga Dhigay Qaar Kamida Ganacsatada Gobalkaasi Gaar Ahaan Mulkiilayaasha Makhaayadaha Lagu Iibiyo Cunto Somaliga.

 

 

Sababta Ganacsatadan Loo Xidh xidhay Ayaa Lagu Sheegey Inay Kordhiyeen Qiimaha La Siiyo Shaaha Oo Markii Hore Ahaa 1000 Shilin Halka Maalhii Ugu Danbeeyey Magalada Burco Laga Siinaayey Koobka Shaahaa 1500 Oo Shilin.

 

Hawlgalkan Ay Ciidamadu Ku Qabqabaneeyen Ganacsatada Ayaa Waxaa Laga Hortagaayey Sare Ukaca Ku Yimid Qiimaha Magalada Burco La Siiyo Shaaha.

 

 

Sicir Bararka Ka Jira Somaliland Ayaa Malinba Maalinta Ka Danbaysa Ka Siidaraaya Waxaanu Saamsayn Xoogan Ku Yeeshay Bulshada Danyartaa, Go’aamidii Ay Xukuumadu Soo Saartayna Waxba Kama Badelin Sicir Bararka Ka Jira Dalka.