Hargaisa:-Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeexa Ayaa Ka Hadlay Duufanti Ku DHufataya Sallaxlay
Hargaisa:-Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeexa Ayaa Ka Hadlay Duufanti Ku DHufataya Sallaxlay
Sallaxley:- Degmadda Sallaxlay ayaa roob dabaylo wata oo xalay ka da’ay waxa uu sababay khasaare isugu Jira dhimasho iyo burburka hanta kale.
Ilmo yar ayaa ku dhintay duufaantaasi, waxaana ku burburay inta la og yahay in ku dhaw 30 guri.
Xubno ka tirsan xukuumadda ayaa gaadhay Degmadaasi, waxaana masuuliyiintii gaadhay Magaaladda Sallaxley ka mid ahaa Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Jaamac Xaaji Axmed, waxaanu yidhi "Marka Duufaanta ka dhacday Magaaladda iyo Khasaaraha ka dhashay la isu eego waa wax ilaahay loogu mahadnaqo, halkan waxa ku dhintay ilmo yar, waanan ka tacsiyadaynaynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay” ayuu yidhi Badhasaabka Gobolka
Hargaisa:-Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeexa Ayaa Ka Hadlay Duufanti Ku DHufataya Sallaxlay
Hargaisa:-Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeexa Ayaa Ka Hadlay Duufanti Ku DHufataya Sallaxlay