Hargaisa:-War Deg Deg Boqor Buurmadaw Oo Xoriyadiisi Dib U Hellay Kadib Dhawr Bilood Oo Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa Kuna Xukunaa 3 Sano Oo Xabsi Ah

0
Wednesday June 20, 2018 - 16:24:34 in by salman abdi
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaisa:-War Deg Deg Boqor Buurmadaw Oo Xoriyadiisi Dib U Hellay Kadib Dhawr Bilood Oo Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa Kuna Xukunaa 3 Sano Oo Xabsi Ah

    Hargaisa:-War Deg Deg Boqor Buurmadaw Oo Xoriyadiisi Dib U Hellay Kadib Dhawr Bilood Oo Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa Kuna Xukunaa 3 Sano Oo Xabsi Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaisa:-War Deg Deg Boqor Buurmadaw Oo Xoriyadiisi Dib U Hellay Kadib Dhawr Bilood Oo Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa Kuna Xukunaa 3 Sano Oo Xabsi Ah
Deg Deg : Boqor Buurmadaw Oo Burcoonline.com La Xidhiidhay Ayaa Ugu Horayn Cadeeyay Inuu Hadda Xoriyadiisi Hellay

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed Boqor Buurmadaw Oo Bilihii Ugu Danbeeyay Ku Xidhnaa Xabsiga Weyn Ee Magaalada Hargaysa Ayaa Xoriyadiisa Dib U Hellay Maanta

Boqorka Oo Maxakamada Racfaanka Soomaliland Ku Xukuntay 3 Sanno Oo Xadhig Ah Ayaa Hadda Kusoo Baxay Cafis Uu U Fidiyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Boqor Cismaan Buurmadaw Sii Deyntiisa Ayaa Kusoo Beegmaysa Xili Xaalada Degaanada Ceelafweyn Oo Boqorku Kasoo Jeeda Aad U Kacsan Tahay Waxaana La Filayaa Inuu Wax Weyn Ka Qabto Xaaladaha Colaadeed Ee Degaanada Ceelafweyn

Sidoo Kale Boqor Cismaan Buurmadaw Oo Si Weyn Ula Soo Shaqeeyay Ololihii Madaxweyne Muuse Waxaa La Eegi Doona Bal Wajiga Cusub Ee Xadhiga Kadib Boqor Buurmadaw Kula Shaqeeyo Xukumada