Berbera:-Shaqaale Ku Dhow Boqol Qof oo ka shaqeeyay Dibu dhiska ka socda garoonka diyaaradaha ee berbera Ayaa ka cabawday Masuuka haqada Maamula

0
Friday June 22, 2018 - 09:35:06 in by salman abdi
  • Visits: 454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Berbera:-Shaqaale Ku Dhow Boqol Qof oo ka shaqeeyay Dibu dhiska ka socda garoonka diyaaradaha ee berbera Ayaa ka cabawday Masuuka haqada Maamula

    Berbera:-Shaqaale Ku Dhow Boqol Qof oo ka shaqeeyay Dibu dhiska ka socda garoonka diyaaradaha ee berbera Ayaa ka cabawday Masuuka haqada Maamula

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera:-Shaqaale Ku Dhow Boqol Qof oo ka shaqeeyay Dibu dhiska ka socda garoonka diyaaradaha ee berbera Ayaa ka cabawday Masuuka haqada Maamula

Shaqaale Ku Dhow  Boqol Qof oo ka shaqeeyay Dibu dhiska ka socda garoonka diyaaradaha ee berbera Ayaa ka cabanaya masuulka Maamula kaamboolka garoonka ee shaqadu ka socoto, 

Shaqaalahan oo Isugu Jira darwaliinta Baabuurta waawayn ee Gurta dhagaxa iyo Ciida iyo Shaqaale Dhisme Ayaan Maalintii shaya ee khamiista ahayd shaqadoodii si wanaagsan u qabsan kadib markii ay la kulmeen cadaadis iyo Amaro cusub oo cunaqabayn ku jirto, Waxaany sheegeen Iyagoo u warmayay Shabakada HWN in Aay tacadiyo Adag ku qabaan Maamulka sare ee wakiilka ka ah shirkada Nael Binharnal ee dayactirka iyo Cusboynaynsiinta ka wada garoonka diyaaradaha ee berbera,, Masuulkan Oo magaciisa ku Sheegeen cabdala xasan yusuf [seed],

Shaqaaahan Ayana samaystay Gudi Afkooda Ugu Dooda Xuquuqda aay Leeyihiin waxaany Iyagoo la hadlaaya HWN u Sheegeen in Masuulkan cabdala uu Duud,siiyay Xaqooda shaqaale Nimo,waxanay cambaareeyeen sharciyada uu Shaqaalaha ku Qoro o ay leeyihiin sifahii shariga ahaa maaha ee shaqaalaysiinta ,

 

Dhamaan shaqaalaha kala duwan ee xiligan ka shaqeeyay dibudhiska garoonka wuxuu ka qortaa magaca oo kaliya kadibna imtixaan ayaa laga qaaada waxaanu u sheegaa mushaharka uu siin doono sidaas ayaana lagu shqaeeyaa oo majirto wax heshiisa oo uu la galaa shaqaalaha, waliba mushaharka wuxuu ka jaraa cashuur aanay shaqaaluhu ogayn meel aay marto oo ah 6% ,waa sida aay u sheegeen shabakada wararka ee HWN,

Waxany intaa ku dareen

 in aan Shaqaaluhu lahayn  Xuquuqda aas aasiga ah, Hoy, dawo , Waxa kaliya oo Laga Heli Jiray waxay Ahayd Quraac iyo Qado Tiina Wuu Jaray,waa siday hadalka u Dhigeene,

Dabacana Waxay Intaa Ku dareen in Xeebtu Kulushahay oo Xataa aanay ka Helin Kambanigan Neal wax Biyo ah, Waxaanay baaq u Direen Ugu danbayn, Hay,adaha dawlada ee Sharciyada u Leh Illaalinta shaqaalaha iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil oo aay ka codsadeen in si dhakhso ah usoo faro galiyaan isfaham waaga iyo tacadiga aay sheegeen in uu ku hayo wakiilka kambaniga Nael bin harnal ee shaqada ka wada garoonka diyaaradaha berbera,

HWN waxay isku dayday in Aay wax ka waydiiso eedahan Masuulkan cabadala xasan Laakiin Moobilkiisu wuu Xidhnaa,