Itoobiya Oo Shaacisay Inay Xayiraadi Ka Qaaday Telefishano Xidhnaa iyo Mareegaha Internatka

0
Saturday June 23, 2018 - 11:12:04 in by salman abdi
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya Oo Shaacisay Inay Xayiraadi Ka Qaaday Telefishano Xidhnaa iyo Mareegaha Internatka

    Itoobiya Oo Shaacisay Inay Xayiraadi Ka Qaaday Telefishno Xidhnaa iyo Mareegaha Internatka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya Oo Shaacisay Inay Xayiraadi Ka Qaaday Telefishno Xidhnaa iyo Mareegaha Internatka

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay inay xayiraadda ka qaadday in ka badan 250 TV iyo shabakado Internet oo hore u xannibnaa.

Agaasimaha xafiiska ra'iisulwasaaraha Fistum Arega ayaa Twitterka ku qoray "xoriyadda xogta ayaa aas aas u ah in la helo muwaadiniin lahaansho iyo masuuliyadba leh. Meel ay aragti xor ah taallo oo kali ah ayaa runta laga salgaadhaa.

Arrintan ayaa astaan u ah isbeddello xoog leh oo dalka uu ka wado ra'iisul wasaaraha cusub, Abiy Ahmed.

In ka badan 10 sano ayaa maamulayaasha Itoobiya waxay aad u xannibeen in la booqdo Internetka, waxayna xidheen telefishano  kuwaasoo loo arkay in ay afdheer yihiin.