Shanta Maamul Goboleed Ee Soomaaliya Oo Mawqif Midaysan Ka Qaatay Wada Shaqaynta Ka Dhaxaysa Somaliland Iyo Beesha Caalamka

0
Sunday June 24, 2018 - 14:59:06 in by salman abdi
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shanta Maamul Goboleed Ee Soomaaliya Oo Mawqif Midaysan Ka Qaatay Wada Shaqaynta Ka Dhaxaysa Somaliland Iyo Beesha Caalamka

    Shanta Maamul Goboleed Ee Soomaaliya Oo Mawqif Midaysan Ka Qaatay Wada Shaqaynta Ka Dhaxaysa Somaliland Iyo Beesha Caalamka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shanta Maamul Goboleed Ee Soomaaliya Oo Mawqif Midaysan Ka Qaatay Wada Shaqaynta Ka Dhaxaysa Somaliland Iyo Beesha Caalamka

Shanta maamul goboleed ee dalka soomaaliya ayaa si wada jir ah uga soo horjeedsaday habka ay beesha caalamku ula macaamisho somaliland.

war murtiyeed ay soo saareen ayey ku sheegeen inay ka soo horjeedaan in si gaar ah loola macaamilo somaliland isla markaana loo gaadhsiiyo deeqaha kala duwan, waxaanay taageereen mawqif ay hore u qaadatay dawlada federaalka ah ee soomaaliya.