Isku Shaandhaynta Soo Socotaa MA Noqon Doonaa Saami Qaybsi Cadaaladaoo Loo Dhanyahay

0
Friday June 29, 2018 - 13:05:40 in by salman abdi
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Shaandhaynta Soo Socotaa MA Noqon Doonaa Saami Qaybsi Cadaaladaoo Loo Dhanyahay

    Dhawaan kollay ama xilli ay ahaataba waxa LA samayn doonaa Isku shaandhayn kasoo bixi doonta madaxa ugu sarreeya dalkeena muuse bixi cabdi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaan kollay ama xilli ay ahaataba waxa LA samayn doonaa Isku shaandhayn kasoo bixi doonta madaxa ugu sarreeya dalkeena muuse bixi cabdi.



Kaas oo seeftu qaadi doonto wasiiro badan iyo qaar badan,waxana LA keeni doonaa qaar kale iyadoo LA samayn doono Isku badbadalo iyo magacaabisyo sida ay sunnaha dawladnimadu tahayba.


Somaliland dad cabanayaa jira oo saamiyo badan ama wax LA tiraabi karin kahayn dalka.

madaxwwynuhu wuxuu u dhaartay inuu u sinaan doono shacabkiisa,haddaba waxaan iswayddiinayaa maalmaha soo socda maku soo Dari doonaa dadka cabanayaa dibnA MA u eegi doonaa xukkuumadiisa, taasina waatan iswayddiinayo salaam
Hamse riiraash

[emailprotected]