DAAWO: Guddoomiyaha Guurtida Oo Xilka Laga Qaadayo Iyo Buuq ku dhashay

0
Tuesday July 03, 2018 - 16:10:49 in by Super Admin
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Guddoomiyaha Guurtida Oo Xilka Laga Qaadayo Iyo Buuq ku dhashay

    "Madaxweynuhu Waxa Uu Yidhi Golaha Guurtida Waan Ka Maarmay…" Xildhibaan ka tirsan Guurtida oo fadhiid ku tilmaamay Golihiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweynuhu Waxa Uu Yidhi Golaha Guurtida Waan Ka Maarmay…" Xildhibaan ka tirsan Guurtida oo fadhiid ku tilmaamay Golihiisa
Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Guurtida ayaa soo jeediyay in ajandaha kalfadhigan lagu daro in la furro xeer-hoosaadkooda waxaana loo balamay in cod la galiyo inkasta oo guddoomiyaha golahaasi arrinkan ka biyo diiday waxaana la sheegay in haddii la furo ay Madaxweynaha u gudbin doono in la kala diro golaha Guurtida oo ay sheegeen in uu fadhiid noqday,