War Deg Deg Ah Ethiopia Oo Warqad Muhiim Ah Gudoonsiisay Qalbi-Dhagax+Arimaha Ay Ka Hadlayso Waraaqdu.

0
Wednesday July 04, 2018 - 16:30:48 in by salman abdi
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Ethiopia Oo Warqad Muhiim Ah Gudoonsiisay Qalbi-Dhagax+Arimaha Ay Ka Hadlayso Waraaqdu.

    War Deg Deg Ah Ethiopia Oo Warqad Muhiim Ah Gudoonsiisay Qalbi-Dhagax+Arimaha Ay Ka Hadlayso Waraaqdu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Ethiopia Oo Warqad Muhiim Ah Gudoonsiisay Qalbi-Dhagax+Arimaha Ay Ka Hadlayso Waraaqdu.

War goordhow nasoo gaaray ayaa

sheegaya in Sarkaalka ONLF Cabdikariin Qalbi dhagax lasiiyay warqad uu maalmahaani ka sugaayay dowlada Ethiopia.


 

Warqadaani oo dhanka dowlada kasoo baxday saacado ka hor ayaa la xaqiijiyay inay ku soctay dhammaan Hay’adaha amaanka iyo maamulka Garoomada diyaaradaha Ethiopia.


Yaasin Maxamuud oo kamid ah Saraakiisha DDSI ayaa xaqiijiyay Warqadaasi ay amar buuxa sii neyso jihooyinka ay ku socoto waxa uuna xaqiijiyay inay tahay mid lagu fasaxaayo Qalbi-Dhagax.


Sarkaalkan waxa uu intaa ku daray in dhammaan mas’uuliyiinta Hay’adaha iyo kuwa Garoomada la farax inaysan hor istaagin safarada uu Sarkaalka ONLF Qalbi-Dhagax uga baxaayo Ethiopia.


Sidoo kale, Sarkaalkan waxa uu xaqiijiyay in Qalbi-Dhagax lasiiyay fasax xadidan oo uu uga maqnaankaro Ethiopia, isagoo carab dhabay in soo laabashadiisa ugu horeysa ay bilaaban doonto goortii ay su’aalo uga baahdan Hay’adaha amaanka ee arrinkiisa gacanta ku hayay.


Si kastaba ha ahaatee, Qalbi-Dhagax oo muddo ay kala maqan yihiin Saraakiisha ONLF ayaa lagu wadaa inuu kula kulmo magaalada Nairobi ee dalka Kenya.