Caalamka:-Jabuuti oo yeelanaysa aaga canshuuraha ka caagan ee Afrika ugu weyn

0
Friday July 06, 2018 - 09:42:25 in by salman abdi
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-Jabuuti oo yeelanaysa aaga canshuuraha ka caagan ee Afrika ugu weyn

    Caalamka:-Jabuuti oo yeelanaysa aaga canshuuraha ka caagan ee Afrika ugu weyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:-Jabuuti oo yeelanaysa aaga canshuuraha ka caagan ee Afrika ugu weyn

Maalintiii shalay ayay Djibouti furtay aagga canshuuraha ka caaggan ee ugu weyn qaaradda Afrika, taas oo markay si buuxda u hergesha noqon doonto miday ku tiirsan yihiin waddamada gobolka.

Haddaba madaxa laanta af Soomaaliga ee BBC Cabdullahi Cabdi Sheekh ayaa waxaa uu arrintaasi ka wareustay guddoomiyaha aagga canshuuraha ka caaggan ee Djibouti Abubakar Cumar Xabi wuxuuna ugu horreyn weydiiyay inuu sharraxaad naga siiyo aaggani Djibouti ee canshuuraha ka caaggan.