Thailand:-Nin wiilashii Thailand gargaar u fidinayay oo geeriyooday.

0
Friday July 06, 2018 - 10:00:59 in by salman abdi
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Thailand:-Nin wiilashii Thailand gargaar u fidinayay oo geeriyooday.

    Thailand:-Nin wiilashii Thailand gargaar u fidinayay oo geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Thailand:-Nin wiilashii Thailand gargaar u fidinayay oo geeriyooday.

Waxaa geeriyooday mid ka mid ah samatebixiyeyaasha dalka Thailand ee ku hawlanaa badbaadinta 12ka wiil iyo tababarahooda kubadda cagta ee ku xanniban bohosha ay biyuhu galeen.

Ninkaas ayaa ka mid ahaan jiray waaxda biyo quusitaanka ee ciidammada badda ee dalka Thailand.

Wuxuu miyir daboolmay isaga ka soo laabtay carruurta oo uu alaabo u geeyay.

Wiilashaas ayaa ku xayiran bohosha ku dhawaad labo toddobaad.