War Deg Deg Ah Soddon iyo saddex ruux oo kulayl ugu dhintay Canada.

0
Friday July 06, 2018 - 10:00:59 in by salman abdi
  • Visits: 440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Soddon iyo saddex ruux oo kulayl ugu dhintay Canada.

    War Deg Deg Ah Soddon iyo saddex ruux oo kulayl ugu dhintay Canada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Soddon iyo saddex ruux oo kulayl ugu dhintay Canada.

Soddon iyo saddex ruux ayaa ku dhintay qaybaha Koonfureed ee gobolka Quebec ee dalka Canada ka dib markii ay cimilo kulul ku dhufatay halkaas, sida ay smasuuliyiintu sheegeen.

Cimiladan kulul ayaa billaabatay Jimcihii, iyadoo kulaylku uu gaaray 35C (95F) huurkuna uu cirka isku shareeray.

Dhimashada ayaa maalin walba kordhaysay toddobaadkan, dadka u badan ee ay dhibaatadu gaartayna da’doodu waxay u dhaxaysaa 50 ilaa siddeetan.

Kulaylkan ayaa ah midkii ugu darnaa ee deegaankaas soo mara muddo tobannaan sano ah, sida ay masuuliyintu sheegeen.

Masuuiyiintu waxay ku baaqayaan in dadku ay biyo badan cabbaan, ayna har galaan.

"Waxaan samaynaynaa wax kaste oon awoodno” ayuu yiri Valerie Plante oo ah duqa magaalada Montreal.