War Deg Deg Ah Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Lacag Cusub Soo Daabacdey Iyo Inta Ay Ka Kooban Tahay.

0
Friday July 06, 2018 - 13:07:29 in by salman abdi
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Lacag Cusub Soo Daabacdey Iyo Inta Ay Ka Kooban Tahay.

    War Deg Deg Ah Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Lacag Cusub Soo Daabacdey Iyo Inta Ay Ka Kooban Tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Lacag Cusub Soo Daabacdey Iyo Inta Ay Ka Kooban Tahay. Baanka Dhexe ee Somaliland ayaawaxaa ay warar xog ogaal ah oo Ay Helayso Warbaahinti ayaa sheegayaan in uu soo daacadey lacag cusub.

Image result for baanka dhexe ee somaliland


baanka dhexe ee Somaliland oo ku yaala magaalada Hargeysa ay soo gaadhey shalay duhur nimadii abaaro 12 Duhur nimo .


 

 

Sidoo kale baanka dhexe ayaa la filayaa in uu lacagtan shilling Somaliland-ta ah uu ku sii daayo suuqyada Somaliland .


Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay baanka dhexe oo lagu cadeynaayo in uu baanka dhexe soo daabacdey lacag cusub.


Balse arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili ay dalka ka jirto sicir barar xoogani isla markaana uu cirka isku shareeray sarifka lacagta Dollar-ka oo 1 Dollar lagu sarifaayo 10,000 kun oo shilling Somaliland ah .