Taleex:-Taliyihii Ciidanka Military-ga Somaliland Ee Deeganka Taleex Oo Geeriyoodey Kadib Markii Uu U Talaabey Dhinaca Puntland.

0
Saturday July 07, 2018 - 13:55:09 in by salman abdi
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taleex:-Taliyihii Ciidanka Military-ga Somaliland Ee Deeganka Taleex Oo Geeriyoodey Kadib Markii Uu U Talaabey Dhinaca Puntland.

    Taleex:-Taliyihii Ciidanka Military-ga Somaliland Ee Deeganka Taleex Oo Geeriyoodey Kadib Markii Uu U Talaabey Dhinaca Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taleex:-Taliyihii Ciidanka Military-ga Somaliland Ee Deeganka Taleex Oo Geeriyoodey Kadib Markii Uu U Talaabey Dhinaca Puntland. Taliyihii ciidanka Millatariga Taleex ee

Somaliland Saleebaan Cabdi Caatay ayaa geeriyooday kaddib markii isaga iyo saraakiil kale oo ka tirsan gobolka ay si kedis ah iyagoo safar ku jira ugu tallaabeen dhanka Puntland ee aagga God-qaboobe.


Taliyaha iyo saraakiishii la socday markii ay u tallaabeen dhanka Puntland ayaa waxaa soo rasaaseeyay ciidamo ka tirsan Puntland waxaana halkaasi ku geeriyooday taliyaha kaddib markii gaadhigii ay saarnaayeen la qallibmay.