War Deg Deg Ah Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Xaruntii Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Gudaha Loo Galay+Khasaraha Ka Dhashay.
War Deg Deg Ah Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Xaruntii Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Gudaha Loo Galay+Khasaraha Ka Dhashay. Qarax xooggan ayaa goor dhow laga maqlaymagaalada Muqdisho, kaasoo ahaa mid jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan.
Qaraxa oo daqiiqado ka hor dhacay ayaa waxaa bilowday rasaas culus oo u muuqata kuwo la is weydaarsanayo.
Qiic iyo uuro ayaa cirka isku shareertay, waxaana qaraxan uu ahaa mid si guud ah magaalada u gilgilay
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka, waxaana wararka qaar sheegayaan in weerarka yahay xarunta Oto Oto oo ah xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in qaraxa kaddib ay weerareen xarunta Oto Oto, iyadoo la maqlayo qaraxyo iyo rasaas la is weydaarsanayo.
Goordhaw Filo Wixii Warar Ee Ka Soo Kordha