Iiran:-Gabadh 18 jir ah oo la sheegay in ay jabisay qalbiga shacabka Iiraan

0
Monday July 09, 2018 - 08:16:02 in by salman abdi
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iiran:-Gabadh 18 jir ah oo la sheegay in ay jabisay qalbiga shacabka Iiraan

    Iiran:-Gabadh 18 jir ah oo la sheegay in ay jabisay qalbiga shacabka Iiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iiran:-Gabadh 18 jir ah oo la sheegay in ay jabisay qalbiga shacabka Iiraan

Gabar dhalinyaro ah ayaa la gartay in ay soo dhigtay fiidiyoowga baraha bulshada iyadoo laf ahanateeda ciyaar qoob ka ciyaar ah ku sameeyneeysa habka ciyaaraha Iiraan iyo kuwa reer galbeedka.

Maedeh Hojabri oo 18 jir ah ayaa so dhigtay boqolaal fidiyoow barta Instagram. Waxaa lagusii daayey damiin.

Maalintii Jimacaha Telefishinka qaranka ee Iiraan ayaa baahiyay barnaamij ay ku sheegayeen in si ku talagal aan ahayn ay u jabisay qalbiga dadka reer Iiraan si ay u hesho taageerayaal badan.

Boolsika Iiraan ayaa barta Instagaramka ka saaray oo xiray tiro cinwaano ah oo keeda u eg.

Xayiraad ayaa lagusoo rogay goobo baraha bulshada ah oo waaweeyn dalaka Iiraan , in kastoo iiraaniyiintu ay helaan waddooyin ay taasi uga baxsadaan.