War Deg Deg Ah Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Hada Xilka Laga Qaaday +Sababta.

0
Monday July 09, 2018 - 16:17:22 in by salman abdi
  • Visits: 429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Hada Xilka Laga Qaaday +Sababta.

    War Deg Deg Ah Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Hada Xilka Laga Qaaday +Sababta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Hada Xilka Laga Qaaday +Sababta.

Ra'isal Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa goor dhaweyd xilkii ka xayuubiyay Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin Xuseen.

Wareegtadan oo ka soo baxday Xafiiska Ra'isal Wasaaraha ayaan lagu sheegin sababta xilka looga qaaday Wasiirka iyo bedelkiisa toona, hasayeeshee waxa la filayaa in dhawaan la soo magacaabo Bedelka Wasiirkaasi.