Washington:-Trump oo soo xushay garsoore maxkamadda ugu sarraysa ka dhimanaa

0
Tuesday July 10, 2018 - 09:13:49 in by salman abdi
  • Visits: 451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Washington:-Trump oo soo xushay garsoore maxkamadda ugu sarraysa ka dhimanaa

    Washington:-Trump oo soo xushay garsoore maxkamadda ugu sarraysa ka dhimanaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington:-Trump oo soo xushay garsoore maxkamadda ugu sarraysa ka dhimanaa

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa boos garsoorenimo maxkamadda ugu sarraysa ah u magacaabay Brett Kavanaugh, isaga oo hardan u gali doona ansixintiinta golaha Senet-ka.

Trump oo magacaabiddiisa ka shaaciyay Aqalka Cad ee Maraykanka looga arrimiyo ayaa ammaan kala dul dhacay Brett.

Ninkan la magacaabay ayaa garsoore ka soo noqday maxkamadda racfaanka ee Washington, wuxuuna la taliye u soo noqdaymadaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush.

Go’aankan ayaa saamayn dhinacyo badan ah ku yeelan doona dadka Maraykanka sida ilmo iska soo xaaqidda, hubka ay shacabku qaataan iyo soogalootiga.

Waa markii labaad ee madaxweyne Trump uu ruux u soo magacaabo maxkamadda ugu sarraysa dalkaas, taas oo fursad wayn u siinaysa in uu qaabeeyo Maraykanka jilaal marka uu xafiiska banneeyo.

Trump
Reuter