War Deg Deg Ah :-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshey Prof Ismaciil Buubaa Iyo Arimaha Uu Kala Hadley.

0
Tuesday July 10, 2018 - 16:31:57 in by salman abdi
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah :-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshey Prof Ismaciil Buubaa Iyo Arimaha Uu Kala Hadley.

    War Deg Deg Ah :-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshey Prof Ismaciil Buubaa Iyo Arimaha Uu Kala Hadley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah :-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshey Prof Ismaciil Buubaa Iyo Arimaha Uu Kala Hadley. Madaxweynaha JamhuuriyaddaSomaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

Image may contain: 1 person, standing


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah taariikhduna tahay, 10-07-2018 kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Image may contain: one or more people and beard

 

 


kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka qaranka.

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person