Mozambique: Koox looga shakisan yahay inay yihiin maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo dad shacab ah ku dilay Mozambique+ Tirada Dadka ay Dileen

0
Wednesday July 11, 2018 - 08:59:46 in by salman abdi
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mozambique: Koox looga shakisan yahay inay yihiin maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo dad shacab ah ku dilay Mozambique+ Tirada Dadka ay Dileen

    Mozambique: Koox looga shakisan yahay inay yihiin maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo dad shacab ah ku dilay Mozambique

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mozambique: Koox looga shakisan yahay inay yihiin maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo dad shacab ah ku dilay Mozambique

Koox looga shakinsan yahay inay yihiin maleeshiyaad islaamiyiiin ah ayaa 8 qof ku dilay gobol ku yaalla dalka Mozambique.

Weerarka lagu qaaday gobolka Cabo Delgado ee dalka Mozambique ayaa noqonaya kii ugu dambeeyay ee halkaasi ka dhaca.

Labo weerar ayaa horraantii toddobaadkani lagu soo warramay inay dhaceen Mozambique.

Jornaal gaar loo leeyahay ayaaa kusoo warramaya in tuulada Macanga ee ku taalla degmada Palma weerarka lagu qaaday Sabtidii halkaaso guryo badan oo aanan la tiradoodu la sheegin lagu gubay.


Xigasho BBC Somali