Qaza:Dawlada Israa'iil Oo Xidhtay Waddada Ugu Muhiimsan Ee Badeecadaha Loo Marsiiyo Reer Qaza + Sababta

0
Wednesday July 11, 2018 - 09:26:09 in by
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaza:Dawlada Israa'iil Oo Xidhtay Waddada Ugu Muhiimsan Ee Badeecadaha Loo Marsiiyo Reer Qaza + Sababta

    Dawlada Israa'iil Oo Xidhtay Waddada Ugu Muhiimsan Ee Badeecadaha Loo Marsiiyo Reer Qaza + Sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Israa'iil Oo Xidhtay Waddada Ugu Muhiimsan Ee Badeecadaha Loo Marsiiyo Reer Qaza + Sababta

Waxaa loo ogolyahay oo kaliya in marinka Qaza loo marsiiyo qalabka caafimaadka oo ay kamid yihiin cunnooyinka iyo dawooyinka.

 

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu wuxuu ballan qaaday in gacan adag uu ku qaban doono maleeshiyaadka Falastiiniyiinta ee xadka kasoo tallaabaya.


Afahayeen u hadlay ururka Xamaas ayaa ku tilmaamay tallaabada Israa’iil dambi cusub oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha