Hargeisa:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley.

0
Wednesday July 11, 2018 - 16:11:12 in by salman abdi
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley.

    Hargeisa:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley. Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ahee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta ku biiray guddida xalinta shaqaaqada Ceel Afweyn .


 

Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Ceel Afweyn ayaa waxaa uu yidhi


"Colaadda dadkan walaaha ah cadaw badan ayaa ka faa'idaysanaya waxay inagu noqotay bar xun inagoo ogsoon halgankii qadhaadhaa ee aynu soo marnay inaynu maanta innagii is qabsano idinkoo og dagaalka iyo colaadda inagu socota, maanta ninka ergadaa aanu nahay diida inkaar ayaa ku dhacaysa wax shuruuda oo lagu xidhaana waa in aanay jirin"ayuu yidhi Guddomiye Faysal Cali Waraabe.