War Deg Deg Ah 11 Qof oo laga Badbaadiyay Diyaarad Dhacday Iyo Halka Ay Ku Dhacaday.

0
Thursday July 12, 2018 - 08:47:47 in by salman abdi
  • Visits: 492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah 11 Qof oo laga Badbaadiyay Diyaarad Dhacday Iyo Halka Ay Ku Dhacaday.

    War Deg Deg Ah 11 Qof oo laga Badbaadiyay Diyaarad Dhacday Iyo Halka Ay Ku Dhacaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah 11 Qof oo laga Badbaadiyay Diyaarad Dhacday Iyo Halka Ay Ku Dhacaday.

Ilaalada xeebaha ee Maraykanka ayaa badbaadiyay 11 ruux ka dib markii ay dhacday diyaaraddii ay saarnaayeen oo maraysay buurta Mount Jumbo ee gobolka Alaska ee dalka Maraykanka.

Qofna kuma dhimanin shilkaas balse dhawr ruux ayaa ku dhaawacantay ka dib markay diyaaradoodii dhacday.

Labo diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah ayaa laga hawlgaliyay buurta Mount Jumbo shilka ka dib si ay samatobixinta ugu qaybqaataan.

DiyaaradLahaanshaha sawirkaUS COAST GUARD
DiyaaradLahaanshaha sawirkaUS COAST GUARD

Baareyaasha ayaa su'aalo waydiinaya duuliyaha si ay u ogaadaan sida uu shilku u dhacay.

Rakaabkii diyaaradda ayaa laga helay meel dhulka ka saraysa 609 mitir, sida ay sheegeen ilaalada xeebaha Maraykanka.