Caalamka:-Qofka Ugu Da'Da Weyne Aduunka Oo Codsaday Doorashada Dalka Zimbaabwe+Arimaha Uu Cod Saday.

0
Thursday July 12, 2018 - 08:47:47 in by salman abdi
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-Qofka Ugu Da'Da Weyne Aduunka Oo Codsaday Doorashada Dalka Zimbaabwe+Arimaha Uu Cod Saday.

    Caalamka:-Qofka Ugu Da'Da Weyne Aduunka Oo Codsaday Doorashada Dalka Zimbaabwe+Arimaha Uu Cod Saday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:-Qofka Ugu Da'Da Weyne Aduunka Oo Codsaday Doorashada Dalka Zimbaabwe+Arimaha Uu Cod Saday.

Bishan 30keeda Dalka Zimbabwe waxaa ay dhaceysa doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay,waxaana ku dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee dalkaas Emmerson Mnangagwa.


Inta badan Reer Galbeedka waxaa ay sheegaan in xaggooda laga helo dadka ugu da’da weyn adduunka,hayeeshee dalka Zimbabwe labo qof oo da’ ah ayaa doorashadan ka codeynaya waxaana ay kala jiraan 141 sano iyo 136 Sano,sida ay shaaciyeen Guddiga doorashada.Arrimaha xiisaha leh ee doorashadan ku gedaaman waxaa ka mid ah in labada qof ee ugu da’da weyn Caalamka ay ka codeynayaan.

Ra’yi ururin ay sameeyeen Kaniisadaha dalka Zimbabwe kana qaadeen dadka isdiiwangeliyay waxaa ay muujineysaa in shacabka codeynayaaysan 58%ku qanacsaneyn guddiga doorashada.

 

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Zimbabwe Priscilla Chigumba,ayaa sheegay in wax kasta oo qalad ah ay guddi hori ka sixi doonaan.