Hargeisa:-Ciida Somaliland Oo Shaybaadh Ahaan Loogu Qaadayo Dalka Jarmalka Iyo Waxa Laga Baadhayo.

0
Thursday July 12, 2018 - 12:18:17 in by
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Ciida Somaliland Oo Shaybaadh Ahaan Loogu Qaadayo Dalka Jarmalka Iyo Waxa Laga Baadhayo.

    Hargeisa:-Ciida Somaliland Oo Shaybaadh Ahaan Loogu Qaadayo Dalka Jarmalka Iyo Waxa Laga Baadhayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Ciida Somaliland Oo Shaybaadh Ahaan Loogu Qaadayo Dalka Jarmalka Iyo Waxa Laga Baadhayo. wasiirro ka tirsan xukumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Carro laga qaaday degaanno kala duwan oo Somaliland ah lagu soo baadhayo shay baadh ku yaalla dalka Jarmalka si loo ogaado tayadeeda. Waxay sheegeen in ay hawsha qabanayaan maalgashadeyaal danaynaya in ay Somaliland maalgalin ka sameeyaan. Wasiirka maalgashiga Maxamed Axmed Cawad, wasiirka degaanka Shugri Xaaji Baandare iyo maalgashadeyaal ajaanib ah ayaa soo qaaday ciidda sida uu sheegay wasiirka maalgashigu




"Maanta waxaan aniga iyo wasiirka Deeganku kaxaynay Maalgashadeyaal ajaanib ah oo danaynaya inay maalgashadaan dalka, ciid ama carro degaano kala duwan ah baan soo qaadnay, Ciidaas waxaa lagu soo baadhi doona LAB ku yaal dalka jarmalka si loo ogaado tayada ciideena,” Sidaas ayuu boggiisa Twitterka ku qoray wasiirka maalgashiga laakiin, ma sheegeen nooca maalgashi ee ajaanibku samaynayo.