Hargeysa: Daawo Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Shaaciyey In Gobolka AWDAL,Ka Dakhli Badan Yahay Gobolka Togdheer

0
Thursday July 12, 2018 - 16:38:39 in by salman abdi
  • Visits: 573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: Daawo Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Shaaciyey In Gobolka AWDAL,Ka Dakhli Badan Yahay Gobolka Togdheer

    Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Shaaciyey In Gobolka AWDAL,Ka Dakhli Badan Yahay Gobolka Togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Shaaciyey In Gobolka AWDAL,Ka Dakhli Badan Yahay Gobolka Togdheer  Wasiirka maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi, ayaa sheegay in gobolka Awdal uu dhaafay gobolka Togdheer dhinaca soo xaraynta Cashuuraha Berriga.
"Waxan halkan hambalyo iyo boogaadin uga dirayaa Maamulaha iyo maamule ku xigeenka xafiiska Cashuuraha Berriga ee gobolka Awdal iyaga oo soo saaray dakhligii ugu badnaa ee ka soo baxa gobolka Awdal. Markii hore waxa kaalinta labaad ee dakhli soo saarka Waaxda Cashuuraha Berriga ku jiray gobolka Togdheer. Balse imika waxa kaalinta labaad soo gashay gobolka Awdal oo waxa ka horreysa oo kaliya gobolka Maroodi-jeex” Yuusuf Maxmed Cabdi