Caalamka:-Madaxweynaha Dalka Eritrea Oo Booqasho Ku Tagaya Itoobiya+Xiliga Uu Imanayo.

0
Friday July 13, 2018 - 12:39:01 in by salman abdi
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-Madaxweynaha Dalka Eritrea Oo Booqasho Ku Tagaya Itoobiya+Xiliga Uu Imanayo.

    Caalamka:-Madaxweynaha Dalka Eritrea Oo Booqasho Ku Tagaya Itoobiya+Xiliga Uu Imanayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:-Madaxweynaha Dalka Eritrea Oo Booqasho Ku Tagaya Itoobiya+Xiliga Uu Imanayo. Dawladda Itobiya ayaa shaacisay in

madaxweynaha Eritrea Isaias Afeworki uu bari booqasho ku tagayo magaalada Addis Ababa.

Image may contain: 1 person, smiling, standing


 

 

Booqashadan rasmiga ah oo saddex maalmood ah ayuu uga jawaabayaa martiqaad uu ka helay ra’iisulwasaare Abiy Axmed, sida uu Twitterka ku shaaciyay agaasimaha xasiifka Ra’iisulwasaaraha Fitsum Arega.


Booqashadan ayaa diiradda lagu saari doonaa xoojinta calaaqaadka labada dal.


Dhawaan ayay ahayd markii uu Ra’iisulwasaaraha Itoobiya booqasho la yaableh ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.


Booqashadaas ka dibna waxay labada dal shaaciyeen in la soo afjaray colaaddii labaatanka sano dhex taalay labada dal.