War Deg Deg AH Dumar Dacwad Ku Soo Oogay SHirkada Soo Saarta Daawooyinka La Isku Quruxiyo.

0
Friday July 13, 2018 - 13:03:43 in by salman abdi
  • Visits: 381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg AH Dumar Dacwad Ku Soo Oogay SHirkada Soo Saarta Daawooyinka La Isku Quruxiyo.

    War Deg Deg AH Dumar Dacwad Ku Soo Oogay SHirkada Soo Saarta Daawooyinka La Isku Quruxiyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg AH Dumar Dacwad Ku Soo Oogay SHirkada Soo Saarta Daawooyinka La Isku Quruxiyo.
Shirkadda dawooyinka samaysa ee Johnson & Johnson ayaa lagu amray in ay bixiso 4.7 bilyan oo doolar oo magdhaw ah.
 
Arrintaas ayaa timid ka dib markii 22 dumar ah ay ku eedeeyeen shirkadda in waxyaabo ay soo saartay ay u horseedeen in uu Kansar ku dhaco.
 
Xeer beegti ku sugan gobolka Missouri ee dalka Maraykanka ayaa xukunkaas riday.
 
Xukunkan ayaa imaanaya iyadoo shirkaddan wayn ee dhanka dawooyinka ay la daalaa dhacayso 9,000 oo dacwo oo ka dhan ah bootarka ay caanka ku tahay.
 
Shirkaddan oo J&J ayaa sheegtay "in ay aad uga xuntahay” ayna qorshaynayso in ay racfaan ka qaadato xukunkaas.