War Deg Deg Ah Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Madaxweyne Trump Oo Ka Socda Britain.
Tobannaan kun oo qof oo mudaharaadaya ayaa iskugu soo baxay wadooyinka badhtamaha London kuwaas oo ka soo hor jeeda booqashada Madaxweyne Donald Trump ku tagay Britain. Waxa meelo kale oo Britain ah ka dhacay mudahaaradyo kale, waxaana la filayaa in kuwo kale ka dhacaan Scotland oo uu horraanta todobaadkan booqasho Trump dariiqyada kulama kulmin mudaharaadayaasha hase yeeshee wuxu sheegay in ay dareensiiyeen in aan dalka laga soo dhawaynayn.
Arimaha ay aadka u dureen waxa ka mid ahaa sida uu ula dhaqmay soo galootiga Maraykanka gala iyo siyaasadihiiisa ku aadan isbedelka cimilada.Intii uu Trump Boqoradda ingiriiska Elizabeth kula shaahaynayey Qalcadda Windsor, ayaa waxa fagaaraha Trafalgar, ee badhtamaha caasimadda iskugu soo baxay dad aad u badan oo mudaharaadayey oo dhaleecaynayey siyaasadihiisa.
ku tagayo si uu ugu soo ciyaaro Golf mid ka mid ah goobaha lagu ciyaaro oo uu isagu leeyahay.
War Deg Deg Ah Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Madaxweyne Trump Oo Ka Socda Britain.
War Deg Deg Ah Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Madaxweyne Trump Oo Ka Socda Britain.