Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Iyo Madax Dhaqameed Uu Hogaaminaayo Oo Ceel Afweyn Gaadhey

0
Saturday July 14, 2018 - 09:29:56 in by salman abdi
  • Visits: 432
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Iyo Madax Dhaqameed Uu Hogaaminaayo Oo Ceel Afweyn Gaadhey

    Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Iyo Madax Dhaqameed Uu Hogaaminaayo Oo Ceel Afweyn Gaadhey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Iyo Madax Dhaqameed Uu Hogaaminaayo Oo Ceel Afweyn Gaadhey

Magaalada Ceel Afweyn ee gobalkaSanaag ayaa waxaa gaadhey ergooyin uu hogaaminaayo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil , waxaana uu sheegay in ujeedka uu Ceel Afweyn madax dhaqameedkoodu u yimaadeen uu yahay dhex dhexaadinta beelihii halkaas ku dagaalamay isaga oo reer Ceel Afweyna Kula Dardaarmay inay nabad gelyada si shuruud la,aan ah u qataan


Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Waxa Uu Ku Dheeraaday Qiimaha Ay Nabad Gelyadu Leedahay.Waxaanu Beelaha Walaalaha Ah Usoo Jeediyey Inay Soo Fadhiistaan Shirkaasi Lagu Turxaan Saaraayo,Isla Markaana Ay U Hogaansamaan Ergooyinka U Fadhiya Xal U Helida Hawshaasi