Kenya:-Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Obama Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya+U Jeedka Safarkiisa.

0
Sunday July 15, 2018 - 16:27:28 in by salman abdi
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya:-Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Obama Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya+U Jeedka Safarkiisa.

    Kenya:-Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Obama Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya+U Jeedka Safarkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kenya:-Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Obama Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya+U Jeedka Safarkiisa.

Mr Obama ayaa loo galbiyay qasriga madaxtooyada isaga oo kulamo kula qaadanaya madaxeynaha kenya Uhuru Kenyatta.


Safar ka uu madaxweynihii hore ee Mareykanka ku yimid Kenya ayaa ujeedadiisu waxaa ay tahay sidii uu u daah furi lahaa xarun lagu barto xirfadaha kala duwan ee cayaaaraha,oo loogu tala galay da,yarta kenya oo laga hirgalinayo ismaamulka Si aya ee Gobolka Nyanza oo aabihii ka soo jeedo.


 

 

Marka uu si rasmi ah u furo xaruntan Isboorti maalinta bari oo isniin ah ayaa waxaa uu u duuli doonaa wadanka koonfur Afrika Halkaasi oo Lagu Qaban doono Sanad Guuradii 100 -aad ee dhalashada madaxweynihii geeriyoodaay ee koonfur Afrika Nelson Mandela.