Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Isbedlka Siyaasadeed Ee Ka Curtay Itobiya Iyo Shirka Ka socda Brussels Ee Loo Qabtay Madaxda Soomaaliya

0
Tuesday July 17, 2018 - 12:08:41 in by salman abdi
  • Visits: 448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Isbedlka Siyaasadeed Ee Ka Curtay Itobiya Iyo Shirka Ka socda Brussels Ee Loo Qabtay Madaxda Soomaaliya

    Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Isbedlka Siyaasadeed Ee Ka Curtay Itobiya Iyo Shirka Ka socda Brussels Ee Loo Qabtay Madaxda Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Isbedlka Siyaasadeed Ee Ka Curtay Itobiya Iyo Shirka Ka socda Brussels Ee Loo Qabtay Madaxda Soomaaliya

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Isbedlka Siyaasadeed Ee Ka Curtay Itobiya Iyo Shirka Kasocda Brasules Ee Loo Qabtay Madaxda Soomaaliya Xukuumada Somaliland Oo Goor Dhoweyd Warbaahinta La Hadashay Ayaa Ka Xog-waramay Sida Ay U Arkaan Isbedelka Siyaasadeed Ee Ka Bilaamay Dalka Itobiya,
Wasiirka Wasaarada Arimaha Debeda Somaliland Sacad Cali Shire Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaradaasi Ayaa Ka Hadlay,Siyaasada Arimaha Debeda,Gaar Ahaan Shirka Ka Socda Brasules Iyo Isbedelka Ka Bilaamay Dalka Itobiya,

Sacad Cali Shire Waxa Uu Sheegay Inay Itobiya Xoojinayso Xidhiidhkii Ay La Lahayd Dalka Somaliland,Isaga Oo Ka Waramay Kulan Uu Dhowaan La Qaatay Wasiirka Arimaha Debeda Itobiya

 

Sidoo Kale Wasiirku Waxa Uu Ka Hadlay Shirka Loo Qabtay Soomaalida Ee Ka Socda Brasels,Kaas Oo Lagaga Hadlaayo Deeqaha La Siiyo Dalka Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Muran Xoogan Ka Taagan Yahay,Waxaanu Wasiirku Carabka Ku Dhuftay Inaanay Aqbalayn In Dawlada Tamarta Daran Ee Xamar Ay La Wadaagto Wax Dhaqaale Ah,Isla Markaana Qaybteeda U Qaadanaysa Si Madax Banaan