Hargeysa: Daawo Dallada SYNA oo Dhalinyaro ka kala timi gobolada somaliland meel isugu keentay+ Nuxurka Farriinta ay direen
Qaar kamida Dhalinyarada aqoonyahanka ah ee Gobolada Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa si dareen leh ugaga hadlay xaaladda colaadeed ee degaanka Ceel afweyn,
kulankan oo ay soo qabanqaabisay dalladda wacyigelinta iyo isku xidhka dhalinyarada Somaliland ee SYNA xarunteeda magaalada hargeysa ayay sidoo kale ku bogaadiyeen Culumada ku jirta nabadaynta Deegaankaasi, ee ka kala yimi gobolada Somaliland.
Dhalinyarada Somaliland ayaa sheegay in nabadgelyadu muhim u tahay nolosha, dadka ugu badan ee dhibaatadu ka soo gaadhaana yihiin dhalinyarada, waxayna baaq u direen beelaha oodwadaagta ah ee ku dirirsan degaanka ceel afweyn.