Tacsi Dhamaan Reer Baxnaan Waxay Tacsi U Dirayaan Marxuun Jaamaac Xasan Aadan (Gurxan )
Waxay Tacsi U Dirayaan Eheladii Iyo Qoyskii Uu Kabaxay Marxuun Sheekh Jaamaac Xasan Aadan (Gurxan ) Oo ku Geeryooday Magaalada muqdisho waxay Ilaahay uga baryayaa Inuu SamiR Iyo Iiman Ka Siiyo
Waxaan Tacsidan Diraaya Dadka Kala ah
Aadan Baxnaan Xaaskiisa Iyo Caruurtiis
Yuusuf Baxnaan Xaaskiisa Iyo Caruurtiisu
Cabdiraxmaan Baxnaan Xaaskiisa Iyo Caruurtiisu
Xaafuun Baxnaan Iyo Caruurteeda
Kinsi Baxnaan Iyo Caruurteeda
Nimco Baxnaan Iyo Caruurteeda
Kaltuun Baxnaan Iyo Caruurteeda
Daa’uud Muxumed Geele Xaaskiisa Iyo Caruurtiis
Cabdilaahi Daa’uud Muxumed Xaaskiisa Iyo Caruurtiis
Jaamac Daa’uud Muxumed Xaaskiisa Iyo Caruurtiis
Liibaan Daa’uud Muxumed Xaaskiisa Iyo Caruurtiis
Xamse Daa’uud Muxumed
Nimco Daa’uud Muxumed
Ilma Sheekh Cismaan
Ilma Siciid Wayrax
Axmed Baxnaan (Tahar) Iyo Xaaskiisa
Cabdicasiis Axmed Baxnaan (Tahar)
Bashiir Axmed Baxnaan (Tahar)
Maxamed Axmed Baxnaan (Tahar)
Dagan Axmed Baxnaan (Tahar)
Waxay Tacsi U Dirayaan Eheladii Iyo Qoyskii Uu Kabaxay Marxuun Sheekh Jaamaac Xasan Aadan (Gurxan ) Oo ku Geeryooday Magaalada muqdisho waxay Ilaahay uga baryayaa Inuu Samir Iyo Iiman Ka Siiyo Dhamaan Reer Xasan Aadan (Gurxan )
Naxariista Janno Allah ha ka waraabiyo marxuumka
Tacsi Dhamaan Reer Baxnaan Waxay Tacsi U Dirayaan Marxuun Jaamaac Xasan Aadan (Gurxan )
Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun.