Waxqabadkii G/D/ ALLAYBADAY C/Risaaq SH Mudadii Uu Xilka Hayay,,,W/Q C/kaariye

0
Sunday July 29, 2018 - 15:01:40 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Waxqabadkii G/D/ ALLAYBADAY C/Risaaq SH Mudadii Uu Xilka Hayay,,,W/Q C/kaariye

    marka koobaad waxaan salaamayaa dhamaan umada reer sonalilnd gudo iyo dibadba,,,,,,,,,,, waxaynu wada ogsoonnahay in marka qof loo magacaabo xil noocuu doono ha ahaadee ka usareeya ilaa ka u hooseeya ay u adeegsadaan xoolaha umada loogu dhiibay sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

marka koobaad waxaan salaamayaa dhamaan umada reer sonalilnd gudo iyo dibadba,,,,,,,,,,, waxaynu wada ogsoonnahay in marka qof loo magacaabo xil noocuu doono ha ahaadee ka usareeya ilaa ka u hooseeya ay u adeegsadaan xoolaha umada loogu dhiibay sida ganacsi uu is leeyahay oo uu u arko jaanis uu ku cuni karo hantida dad waynaha

 

  isagoon markaa eegayn iska indha tiraya sida ay diinteena suubin inoo sheegayso inay amaanada ama xoolaha umada ee aad cunto ay tahay danbi aad u wayd lagaana dhaafayn aakhiro lagu cadaab galayo waxay ka fikiraan kaliya waxay maanta cunayaan iyo siday ku helilahaayeen waxay cuni lahaayeen bari iyo inta uga hadhsan noloshooda ma oga inaytahay xaaraan tii ugu darnayd %90 dadka masuuliinta ah markaa xilka loo dhiibo wuxuu moodaa inay tahay hantida dad waynuhu xoolihiisii,,,,bal hadaba halkan waxaynu kusoo qaadan doonaa shaqsi ka duwan dadkaasi aynu kor kusoo sheegnay waa Kuma cabdirisaaq sh, cabdilaahi maxamed xuseen waa markii labaad ee uu gudoomiye ka noqdo degmada ALLAYBADAY ee gobolka gabilay magaalada alaybaday waa magaalo qadiimiya oo taariikh fogleh ahna magaalo ganacsi oo kutaala xuduudka somalilnd iyo ithopia markaa la eego bilic iyo baaxad waxay ka midtahay degmooyinka ugu hooseeya dhismo ahaan magaalo walba ama gobol walba waxaa hormarinkara ama dib u ridi Kara shaqsiga hogaaminaya,,,,,,,, cabdirisaaq sh wuxuu markii labaad xilka hayaa mudo ilaa nus,sanad ah wuxuu si buuxda u abaaray in ay dadka degan degmada u heli lahaayeen adeegyo badan oo aasaasiya oo aanay dadku haysan sida caafimaadka oo low,ahaa in la helo dhakhaatiir ku filan degmada biyihii oo kale dhibaato balaadhan ka haysatay in laysku furo degmada gudeheedii dhir ama dheedo waliba nooca looyaqaano garanwaaga uu kala xidhay inaysku furo, wada la,aan degmada gudeheeda iyo dibadaba ah inuu xooga saarayo wadadii ALLAYBADAY iyo ARABSIYO oo hada maraysa meel wanaagsan Lana dhamaystiray %70 30,ka hadhayna uu ku dhamaystirayo mudo gaaban si kasta oo ku suura gali karto degmadu malaha dhaqaale balaadhan oo u saamaxaya in mar lawada daboolo baahiya dad waynaha,,,,,, balse wuxuu kuwadaa mar walba sida ugu wanaagsan ee ay ku suurta galtahay in la daboolo baahiyo badan oo bulshada dhaxdeeda taala,,,, wuxuu ururiyaa rayiga dad waynaha iyo cabashooyinka feedback,ga ay kusoo celinayaan bulshada ku nool deegaankaasi si uu ugu hawl galo meeshana uga saaro cabashada shacabka isagoo aad u dhagaysana mar walba mudadaa uu xilka hayay oo ah mudo aad u yar ayaa hadana waxaad dareemaysaa horumar lagu talaabsaday degmada gudeheeda iyo deegaanada kale ee hoos yimaadaba cabdirisaaq maaha qof jecel inuu hanti dad wayno u leexiyo meel aan ahayn meeshii loogu tagalay mana aha nin ku fikira inuu hanti ka samaysto ama uu ka taajiro xoolaha ay umadu u dhiibatay shaqadiisa ayuu u gutaa sida xalaasha ah waa shaqsi la odhan,karo waa kii kor usoo qaadilahaa magaalada ee Soo gaadhsiinlahaa heerka dagmooyinka ugu sareeya wadanka wuxuuna hayaa wadadii uu ku gaadhilahaa guushaasi Soo hiraysa wuxuuna ku han waynyahay inuu qurux shumcad iyo sharaf u hor seedo dadkiisa uu hogaaminaya una laba jibaari,lahaa kalsoonida ay shacabku ku qabaan wuxuuna ka fogyahay wax,kasta oo keeni Kara tuhun ay tuhmaan shacab waynaha degmadu,,,,,,lasoco qaybta 2