Garoowe:-Raysal Wasaraha Somalia Oo Ka Hadlay Xaalada Degmada Tuke-raq Isa Oo Ku Sugan Magaalada Garoowe.

0
Tuesday July 31, 2018 - 08:07:59 in by salman abdi
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoowe:-Raysal Wasaraha Somalia Oo Ka Hadlay Xaalada Degmada Tuke-raq Isa Oo Ku Sugan Magaalada Garoowe.

    Garoowe:-Raysal Wasaraha Somalia Oo Ka Hadlay Xaalada Degmada Tuke-raq Isa Oo Ku Sugan Magaalada Garoowe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe:-Raysal Wasaraha Somalia Oo Ka Hadlay Xaalada Degmada Tuke-raq Isa Oo Ku Sugan Magaalada Garoowe. Dhalinyada Soomaaaliyeed ayuu sheegay Ra’iisul Wasaare Khayre in ay yihiin Raasumalka, hogaamiyaashii Mustaqbalka

"Aafada cusub ee dagaalka Tukaraq ee nahor taallaa waa in lagu bedelaa xasilooni, waa in lagu bedelaa horumar waa in lagu bedelaa midnimo. Midnimada Ummadda Soomaaliyeed waa Muqaddas. Dadka Soomaaliyeedd meel kala aadimaayaan hadii ay wax kala tabanayaan waa in ay isu yimaadaan. Hadii aad tahay Dhalinyaro Haween iyo Culimo, qof waliba oo Soomaaliyeed waa in uu aqbalaa dhibGarowe, Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Garowe ee xarunta dawlad gobaleedka Puntland ayaa hoolka Jaamacadda Bariga Afrika kula hadlay bulshada qeybaheeda kala duwan, waxa uuna ku baaqay in Colaadda ka taagan deegaanka Tukaraq lagu bedelo Xasilooni, horumar iyo midnimo.




waxaa noogu filan 30-kii sano ee lasoo dhaafay”, ayuu yidhi Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre.

 

Dhalinyada Soomaaaliyeed ayuu sheegay Ra’iisul Wasaare Khayre in ay yihiin Raasumalka, hogaamiyaashii Mustaqbalka, Maskaxda, indhaha, gacmaha, dhegaha iyo xoogga dalka sidaa darteed looga baahanyahay in ay noqdaaan Tabiliiqa cusub ee nabadeynta, dawladnimada iyo hogaanka dib-u-heshiisiinta ummaddda Soomaaliyeed si loo nooleeyo midnimada.