Wasiirka Deeganka Somaliland Oo Horumuud Ka Noqotay Nabadyanta Ceel-weyne
Wasiirka Deeganka Somaliland Shuri Xaaji Baandaray Oo Ka Mid Noqotay Nabadaynta Deeganka Ceel-weyn Oo Mudooyinkii U Danbeeyay Ay Ka Jiree Shaqaaqooyin Soo Noqonaya Oo Ka Taagan Deeganka Gobolka Sanaag
Wasiir Shugri Ayaa Guntiga U Xidhatay Sidii Ay Ugu Mid Noqon Lahayd Nabadaynta Iyo Walaalaynta Dadka Wada Deeganada Gobolka Sanag Oo Mudooyinkii U Danbeeyay Soo Noqonayay.
Wasiirka Deeganka Ayaa Ku Sugnay Magaalada Ceel-weyne Oo Ay Ka Socoto Nabadynta Iyo Heshiisinta Xurgufta Ka Taagan Dadka Walaallaha Ah Ee Wada Gobolka Sanaag
Wasiirka deeganka Ayaa Waxa Ay Ka Mid Tahay Ergada Gobolka Sanaag U Joogta Nabadaynta Iyo Heshiisinta Dadka Wada Daga Deeganaada Gobolka Saanag, Wasiir Shugri ayaa Waxa Ay Ka Mid Tahay Wasiirada Horumuudka Ah Xukuumada Uu Hogaaminayo Madaxweyne Muuse Bixi , Sidoo Kale Waxa Ay Guulo La Taaban Karo Ka Soo Hoysay Xukuumadii Hore Ee Uu Gadhwadeenka Ka Ahaa Madaxweynihii Hore Ee Xilka Ka Tagay Axmed Siilaanyo.
Shugri Waxa Ay Geed Baagan Iyo Mid Dheerba U Fuushay Sidoo Ay Nabada Waarta U Kala Dhex Dhig Lahayd Shacabka Wada Daga Deegaanka Ceel-weyne Iyada Iyo Ergada Ay Ka Mid Tahay Oo U Baxdoobay Ka Midho Dhalinta Nabad Waarta Oo La Kala DHex DHigo.
Wasiirka Deeganka Somaliland Oo Horumuud Ka Noqotay Nabadyanta Ceel-weyne
Wasiirka Deeganka Somaliland Oo Horumuud Ka Noqotay Nabadyanta Ceel-weyne