Washington:-Mareykanka oo sheegay inuu cunaqabateyn kusoo rogayo Turkiga+Arimaha Sababay.

0
Thursday August 02, 2018 - 09:22:59 in by salman abdi
  • Visits: 506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Washington:-Mareykanka oo sheegay inuu cunaqabateyn kusoo rogayo Turkiga+Arimaha Sababay.

    Washington:-Mareykanka oo sheegay inuu cunaqabateyn kusoo rogayo Turkiga+Arimaha Sababay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington:-Mareykanka oo sheegay inuu cunaqabateyn kusoo rogayo Turkiga+Arimaha Sababay.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay cunaqabateyn kusoo rogeyso dalka Turkiga oo xubin ka ah gashaanbuurta NATO. Madaxweynaha Turkiga Rajab Teyib Erdogan ayaa si kulul u cambaareeyay hadalka Mareykanka ee ah inay cunaqabateynayaan dalkiisa.

Arrintan ayaa timid kadib markii maxkamad ku taala dalka Turkiga ay diiday inay sii deyso baadari Mareykan ah oo lagu magacaabo Andrew Brunson, kaasi oo lagu edeeyay inuu taageero u fidiyay kooxihii ka dambeeyay afgembigii dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga.

Baadarigan oo muddo laba sano ah xabsiga ku jiray ayaa beeniyaya inuu wax khalad ah sameeyay.

Mareykanka ayaa sheegay in cunaqabteynta ay si gaar ah ula beegsanayaan waaxda cadaaladda ee dalka Turkiga iyo wasaaradda arrimaah gudaha.

Madaxda dalka Turkiga oo ka jawaabaya hadalka ka soo yeeray Trump ayaa sheegay in haddii Mareykanka uu ka firsan waayo hab dhaqankiisa uu lumin doono saaxiib dhab ah.

Madaxweyne Trump ayaa waxaa uu sheegay in qaabka dowladda Turkiga ay ula dhaqantay baadariga ay tahay mid aan la aqbali karin.