Hargaysa Waa Maxay Sababta Keentay Inu Shaqada Ku Waayo Agaasimaha Guud Wasaarada Warfaafinta Sir Xasaasiya

0
Thursday August 02, 2018 - 15:32:29 in by salman abdi
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa Waa Maxay Sababta Keentay Inu Shaqada Ku Waayo Agaasimaha Guud Wasaarada Warfaafinta Sir Xasaasiya

    Waa Maxay Sababta Keentay Inu Shaqada Ku Waayo Agaasimaha Guud Wasaarada Warfaafinta Sir Xasaasiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Maxay Sababta Keentay Inu Shaqada Ku Waayo Agaasimaha Guud Wasaarada Warfaafinta Sir Xasaasiya

Waa Maxay Sababta Keentay Inu Shaqada Ku Waayo Agaasimaha Guud Wasaarada Warfaafinta Sir Xasaasiya Waxaa Dhawaan Mar Kale Khilaaf Hor Leh Ka Dhex Qarxay Agaas imaha Guud Ee Wasaarada Warfaafint a Cali Maxamed Cilmi Iyo Wasiirka Warfaafinta C/ raxaman Guri Barwaaqo Kaas OoSalka Ku HayeyAwoodaMaamulEeWasaaradaWa rfaafintaOoGacanta U GashayAgaasimahaWaaxdaMaamulka Iyo MaaliyadaWasaarada , Kaas Oo Gacan Ka Helaya Wasiirka Bal se Agaasimaha Guud Wasaarada Wafaa finta Ku AdkaatayInuu Kala Wareego, Sida Sharciga U Yaala Dalka U Qeexayo Waxaa Maamulka Wasaarada Loo Qaybiya Qaybta Siyaasada Iyo Maamul Socodsiinta Wasaarada Oo Ay U Kala IgmanYihiin Wasiirka Iyo Agaasimuhu ,

 

madama WasiirkuYahay Qaybta Siyaa sada Balseaanu Shaqo Ku Lahayn Qaybta Maamulka , Balse Dawlada Kulmiye Ee Kala Danbeyey WaxaaMeeshaKa Baxay Nida amkii Kala Danbayntii TaasOo U Wasiirku U Arkayo Agaasimaha Guud Mid Gacan Yare U Ah Sida U Wasiirku UguYahay Gacan Yare MadaxweynahaTaasina Waxay Sababt ay In Wasiirku Siduu Doono KaYeelo Cidii U Doono U Igmado Lunsiga Dhaqaalaha Wasaara da, Sida Aynu Ka Warqabno Waa Masuulkii Labaad Ee Loo Bedelo agaasime Waaxeed Ku Mamay Lunsiga Hantida, Balse Wasiir Kasta Gacanta Ku Qabta Lama Garanayo Ilaa Hada Wuxuu U Isticmaalo Masuuliyiinta Balse Ci dii Ka Hor Timaada Inta Badan shaqad a Waa Laga Erya sida Agaasimihii Ugu Dane yey Cali Maxamed Cali, BalseWaxaaNasiibDaro ah In MadaxweynihiiDalka U DhinacaSaarayWasiirKaSooJeedaB eeshiisaIsagoIntaBadan Ku Ololeyn Jiray Waxaan La Dagaalami Doono Musuqmaasuqa Bals e,

Arinkiisu Ku Danbeyey Kursiyahow Ku Fuulay, Taasina Shacabka Ku Noqotay Niyad Jab Weyn Oo Saamayn Weyn Ku Yeelan Doonta XisbigaKulmiye, BalAynuDulIstaagnoDhacdoKaMida MusuqmaasuqaKaJiraWasaarada Iyo IskaIndhaTirkaMadaxweyneMuuseB iixi, Warqadan WaxayMuujinaysa In Akowno Gaara Loo Furtay Ururinta Lunsiga Cashuurta Laga GuroDanyarta La Tiicaysa SixirbararkaBalse Jeeba dod Gaara LaguShubo Balse Markii U Ka Codsaday Wasiirka In Nidaamka Wax Laga Bedelo Agaasimaha Guud Warfaa finta ay Bilaabantay Sidii Warar Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn Loo Sheego Madaxweynaha Si Meesha Looga Saaro AgaasimahaTaas ina ay Noqotay Mid Iska Caadiya Intii Madaxweyne Muus eBiixi Xilka La Wareegay, Balse Somalidu Waxay Ku Mahmaahda ( Wanaaga Aad Samayso Adiga Iska Leh S harka Aad Maleegtana Adigu Ku Sugaya)