War Deg Deg Ah Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Safar Ugu Bixi Doona Dalka Sudan+U Jeedka Safarkiisa.

0
Saturday August 04, 2018 - 11:58:43 in by salman abdi
  • Visits: 378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Safar Ugu Bixi Doona Dalka Sudan+U Jeedka Safarkiisa.

    War Deg Deg Ah Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Safar Ugu Bixi Doona Dalka Sudan+U Jeedka Safarkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Safar Ugu Bixi Doona Dalka Sudan+U Jeedka Safarkiisa.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane MaxamedCabdullahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaaa inuu u ambabaxo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo dalka Suudaan halkaasi oo kullamo uu kula yeelan doono dhigiisa dalka Suudaan.



Safarka Farmaajo uu ku aadi doono dalka Suudaan ayaa yimid xilli xaalada siyaasaddeed ee gobolka geeska Afrika ay weji kale yeelatey.


 

 

Madaxweynaha dalka Sudan Jeneraal Cumar Xasan Al-bashir iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa yeelan doona kullan gaar ah oo looga hadli doono arrinta Eritrea, Soomaaliya iyo Jabuuti.


Dowladda Jabuuti ayaa walaac ka muujisay in dowladda Soomaaliya ay hor-boodo ololaha lagu doonayo in cunaqabateynta looga qaado Eritrea.


Arrinta Ereteria Iyo Soomaaliya ayaa siyaabo badan loo arkay kadib markii la sheegay in xidhiidhka labada dowaladdood aysaameeyn taban ku leedahay dalka Jabuuti.