Qaybtii 2aad Fadeexad dul hoganaysa wasaradda horomarinta biyaha Shaqaale tiro badan oo laga caydhiyay,Sirta Ka Danbaysa Iyo Faahfaahinta Xogtan.

0
Monday August 06, 2018 - 17:11:05 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaybtii 2aad Fadeexad dul hoganaysa wasaradda horomarinta biyaha Shaqaale tiro badan oo laga caydhiyay,Sirta Ka Danbaysa Iyo Faahfaahinta Xogtan.

    Warbixin diirda saarysa qaab dhismeedka wasardda biyaha ee somaliland oo isu bedashay hay'ad beelaysan sida laga warqabo haykalka guud ee qaranku lee yahay wuxuu salka ku hayaa nidamka isku dhafka ah ee bulshada qeybeheeda kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin diirda saarysa qaab dhismeedka wasardda biyaha ee somaliland oo isu bedashay hay'ad beelaysan sida laga warqabo haykalka guud ee qaranku lee yahay wuxuu salka ku hayaa nidamka isku dhafka ah ee bulshada qeybeheeda kala duwan.


Hadaba sidii aan hore idiin ku balan qaaday qormadii hore waxaan halkan idiin ku soo bandhigayaa liiska magacyada dadka lagu taxay mansibyada wasardda biyaha oo isu bedeshay goob beelaysan oo anay cidi tarixin labada ardaa ee wasiirka iyo  agaasimaha (dhulbahante iyo habarcarfaan) taas oo ka dhigtay wasaradda biyaha meel ka aradan hanaanka iyo milgaha dawladnimo.

Liiska magacyada dadka lagu taxay mansibyada wasaradda biyaha:-

1 Cabdiraxman Xuseen (Habarcarfaan)

2 Cabdicasiis Cabdiraxman (Habarcarfaan)

3 Maxamed Cabdi Ibrahim (Dhulbahante)

4 Haawa maxamuud Axmed (Dhulbahante)

5 Ali Bashiir Yusuf (Habarcarfaan)

6 Jamac Adan (Dhulbahante)

7 Ibrahim Maxamed Xashi (Dhulbahante)

8 Husen Cabdilaahi Bookh  (Habarcarfaan)

9 Suhur Fuad Huseen (Dhulbahante)

10 Susan Cabdi  (Habarcarfaan)

11 Suleekha Warsame Cabdi (Dhulbahante)